Home galmudug Ciidanka Ilaalada Madaxweyne Farmaajo oo soo gaaray Caasimada Dhuusomareeb

Ciidanka Ilaalada Madaxweyne Farmaajo oo soo gaaray Caasimada Dhuusomareeb

0

Ciidanka gaarka ee Madaxweyne Farmaajo ayaa goordhow lagu soo dhaweeyay Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb kadib markii diyaarad qaas ah ay ka dajisay.

Ciidanka ayaa hordhac u ah Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Dhuusomareeb oo la filayo in lagu soo Afjaro shirka dib u heshiisiinta Ee socda.

Dhanka kale wararka Mudug24 heleyso ayaa sheegaya in Xubno ka tirsan Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ay dhankooda imaanayaan Dhuusomareeb.

Mudug24 Dhuusomareeb

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here