Home galmudug Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo ka furmay Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb...

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo ka furmay Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)

0

Waxaa Caawa Caasimada Galmudug ka furmay Shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug waxana Xaflad ka socotaa Hoolka loogu tala galay in uu ka dhacdo Shirka.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa furay Shirka Caawa, waxaana halkaasi ku sugan inta badan xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee laga doorto degaanada Galmudug.

Shirkaan ayaa dhowr jeer dib u dhac ku yimid laakiin ugu dambeyn Kheyre ayaa caawa furay Shirka oo socon doona Muddo Saddex maalmood ah.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here