Home galmudug Prof Abdulkadir Maxamed Shirwac oo loo doortay Gudoomiyaha Beelweynta Habargidir

Prof Abdulkadir Maxamed Shirwac oo loo doortay Gudoomiyaha Beelweynta Habargidir

0

Waxa Soo Gaban Gabowday Doorashadii Gudonka Golaha Hogaaminta Ee Beelweynta Habargidir Oo Ay Ku Tartamayeen
1-pro Cabdulqaadir Maxamed Shirwac
2- Gen Maxamed Nuur Galaal
Waxaa Codeeyay 52 Qof Waxaana Loo Kala Helay
1- Pro Shirwac 41 Cod
2- Gen Galaal 8 Cod.

Waxaa Halaabay Sadex Cod Halkaas Waxaa Maanta Ku Soo Baxay Pro Cabdulqaadir Maxamed Shirwac Hambalyo Ayaan Leenahay pro Shirwac Waana Aqoonyahan Samata Bixin Kara Habargidir Hadii Lagu Taageero.

Shirka Hobyo ayaa socday mudo dhoor cisho ah waxana uu ahaa mid muhiim u ah beesha Habargidir kuwaasi oo sameestay ho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here