Home Wararka Somaliya Sawiro: Madaxweyne Qoor Qoor oo Booqday Ciidanka Galmudug iyo Dowlada ee Ahlu-suna...

Sawiro: Madaxweyne Qoor Qoor oo Booqday Ciidanka Galmudug iyo Dowlada ee Ahlu-suna ka saaray Guriceel

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin ciidamada qalabka sida ee Degmada Guriceel.
Madaxweynaha oo ay wehliyaan saraakiisha ciidanka ayaa qeybaha kala duwan ee ciidamada u jeediyay kalmado iskugu jiray dhiiragalin iyo bogaadin.
Madaxweynaha ayaa ugu danbeyn ku ammaanay Ciidanka Qalabka Sida wanaagsan ay uguteen waajibaadkooda iyo sida markasta ugu taaganyihiin difaaca ummadda Soomaaliyeed.
Ad
Previous articleMaxay tahay Tilaabada xigta ee Ahlu-Sunna kadib kabixitaankii Guriceel
Next articleMadaxweyne Puntland oo ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray Madaxweyne Qoorqoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here