Home Wararka Maanta Dowladda Soomaaliya oo Hub iyo Ciidan ka Dajisayo Gobalka Geddo (Sawiro)

Dowladda Soomaaliya oo Hub iyo Ciidan ka Dajisayo Gobalka Geddo (Sawiro)

0

Dowladda Fedraalka Somalia ayaa Maanta ciidan iyo hub aad u badan ka dajisay magaalada Dooloow ee Gobalka Geddo.

Ciidamadaan ayaa ah kuwa sida Gaar ah u tababaran Loona yaqaano Danab, waxayna wataan gaadiidka Dagaalka iyo Hubka Nuucyadiisa kala duwan.

Gobalka Geddo oo ay isku hayaan Dowladda Soomaaliya iyo Jubbaland ayaa dhawaan waxaa la geeyo ciidamo, waxaana Khilaafka ka dhashay Arintaasi ay dib u dhigtay Arimaha Doorashooyinka dalka.

Somalia iyo Kenya marka laga tago xiisad Badda waxaa kalo jiro isfaham la’aan dhanka siyaasad balse hada waxaa muuqdo diyaar garoow difaacasho dhulka iyo Badda labadaba, sida ay Baahinayaan qaar ka mid ah warbaahinta

Ad
Previous articleGalmudug iyo Itoobiya oo Shir uga furmay Degmada Wardheer
Next articleMareykanka oo dalbaday in si Deg Deg ah Doorasho Looga qabto Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here