Home galmudug Ciidanka Dowlada ee gaaray Dhuusomareeb oo la wareegay Xaruumaha qaar ee Magaalada

Ciidanka Dowlada ee gaaray Dhuusomareeb oo la wareegay Xaruumaha qaar ee Magaalada

0

Saakay Waaberigii hore ayaa waxaa Garoonka diyaaradha Magalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ka degtay Diyaarad siday Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya,kuwaas oo ka ambabaxay Magalada Muqdisho.

Ciidamada oo ka tirsan kuwa Booliska gaarka ah ee dowladda Federaalka ayaa waxaa la sheegay inay la wareegeen Ammaanka Garoonka diyaaradaha oo ay horay ugu sugnayeen Ciidamo ka tirsan kuwa DANAB iyo Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here