Home galmudug Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd oo ku soo wajahan...

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd oo ku soo wajahan magaalada Hobyo

0

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleed ayaa la filayaa in uu soo gaaro magaalada Hobyo oo ka socdo shirka beelaha Habargidir.

Guuleed oo dhawaan shaaciyay in uu ku soo laabtay siyaasada Dalka Somaliya ayaa booqashadiisa waxay ku aadan tahay Shirka beelaha habargidir ee halkaasi ka socda sidii uu kaalintiisa uga muujin lahaa,

Cabdi kariin ayaa la filayaa in uu la kulmo guud ahaan beelaha xubnaha ka ah Shirka isagoo intaasi kadib khudbad ka jeedindoono shirka,

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here