Home galmudug (Sawiro) Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan lagu taageerayo Masharuuca dhismaha Dekada Hobyo

(Sawiro) Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan lagu taageerayo Masharuuca dhismaha Dekada Hobyo

0

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhacay kulan lagu taageerayo dhismaha Dekada Hobyo kulankaasi oo kasoo qeyb galeen maamulka Gobolka Mudug iyo sidoo kale bulshada qeebaheeda kala duwan.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka sida gudoomiyaah Gobolka mudug iyo Duqa muqdisho ayaa munaasibada ka hadlay kuwaasi oo dowlada Qatar iyo Dowlada Somaliya uga mahadceliyeen kaalintooda.

Sidoo kale waxay ka hadleen ahmiyada Dekada Hobyo u leedahay bulshada magaalada Hobyo iyo guud ahaan Shacabka Galmudug marka la eego xalada xiligan.

Dhanka kale Gudiga dhalinyarada Gobolka mudug ayaa soo dhaweeyay dhismahada Dekada Hobyo iyo kaalinta Dowlada ee ku aadan masharuuca.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here