Home wararka Dalka Kooxda Shabaab oo la wareegtay Deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug

Kooxda Shabaab oo la wareegtay Deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug

0

Faahfaahin dagaalamayaal Alshabaab ah oo maanta la wareegay degmada Camaara ee gobolka Mudug

Gaadiid dagaal oo Alshabaab wateen ayaa maanta tagay magaalada Camaara waxayna dadka deegaanka u sheegeen inay gudbinayaan odayaal dhaqameed soo xulay ergadii dooratay xildhibaanada faderaalka kuwaas oo ka imaanaya dhanka Gaalkacyo loona gudbinayo Xarardheere

Al shabaab oo saacado kooban joogay Camaara ayaa odayaashii u gudbiyay dhanka Xarardheere

Degmada Camaara ayaa dhawaan ciidamada Danab kasoo xireen 3 ruux oo lala xariiriyay Alshabaab waana deegaan aysan cidna maamulin

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here