Home galmudug (Dhageyso) Odayaasha Beesha Habargidir oo ka hadlay dhismaha Dekada Hobyo ee Qatar

(Dhageyso) Odayaasha Beesha Habargidir oo ka hadlay dhismaha Dekada Hobyo ee Qatar

0

Xili Dowlada Qatar ay shalay shaacisay in ay bilaabeyso Dekada Hobyo ayaa maanta waxaa ka hadlay Odayaasha Habargidir.

Qaar kamid Ah Odayaasha Habargidir ee ku sugan Hobyo kuna sugan Hobyo ayaa soo dhaweeyay dhismaha Dekada ee Dowlada Qatar.

Odayaasha ayaa dowlada uga Mahadceliyay sida wanaagsan ay u fulisay balanqaadkooda kaga aadan Dekada.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here