Home galmudug (Dhageyso) C/Raxmaan Cabdi Shakuur oo ka digay farogalinta Doorashada Galmudug

(Dhageyso) C/Raxmaan Cabdi Shakuur oo ka digay farogalinta Doorashada Galmudug

0

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa isaga oo ku sugan Magalada Dhuusamareeb waxaa uu ka ka hadlay doorashada la filayo in dhawaan ay ka dhacdo deegaannada Galmudug iyo qorshaha lagu dhisaayo Galmudug Cusub.

Waxaa uu sheegay Siyaasiga in Dowladda Soomaaliya uu uga digayo in Maamulka Galmudug ee la dhisaayo uusan noqon mid lagu doonaayo ololaha doorasho ee 2020, hayeeshee ay noqoto mid dadka deegaanka loo dhisaayo.

Deegaannada Galmudug ayaa waxaa haatan ka socda diyaar garoow ku aadan dhismaah Galmudug loo dhan yahay kaas oo ay wado dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana ka hor doorashada Galmudug la qabanayaa shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here