Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Qarax ismiidaamin ah oo Ka dhacay Magaalada Muqdisho

War Deg Deg ah: Qarax ismiidaamin ah oo Ka dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax Culus oo laga Maqlay Xaafada Ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa Gordhow ka Dhacay Meel aan la Fogayn madaxtooyada Soomaaliya.

Qof isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay maqaayada Blue Sky oo ku talla agagaarka taalada Xaawo Taako, sidoo kale goobta qaraxu ka dhacay waxaa ku yaala mid kamid contoroolada lagu hubiyo gaadiidka galaya Madaxtooyada Soomaaliya.

Lama oga Wali khasaaraha Rasmiga ah ee ka Dhashay Qaraxaan waxaana Haatann Goobta Gaaray Gaadiidka Gurmadka Deg deg ah.

Ad
Previous articleDowlada Spain oo ku baaqday in Raisal wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu Maxkamada Caalamiga ah lasoo Taago
Next articleWararkii ugu Danbeeyey khasaaraha Ka Dhashay Qarixii ismiidaaminta ahaa ee Xalay ka Dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here