Home galmudug (Sawiro) Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Shirka Hobyo oo booqday Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo...

(Sawiro) Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Shirka Hobyo oo booqday Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Dekada Hobyo

0

Siyaasiyiinta iyo Odayaasha ku sugan Shirka Hobyo ayaa booqday goobta ay ka socoto dhismaha wadada Gaalkacyo iyo Hobyo.

Odayaasha ayaa booqashadooda kadib waxay balan qaadeen in ay Dhisayaan Wadada iyo Dekada Hobyo isla markana kaalintooda Buuxinayaan.

General Galaal oo kamid ahaa Siyaasiyiinta booqday Dhismaha wadad ayaa sheegay in ay ka qeyb qaadanayaan Dhismaha Dekada iyo mida Hobyo.

Hadalka iyo Booqashada Wafdigana ayaa ku soo aadeysa iyadoo horay siyaasiyiin kale booqaasho ku tageen kuwaasi oo aan sameenin wax Ficil ah.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here