Home galmudug (Sawiro) Siyaasi Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo Gaalkacyo ku gaaray Safar Dhulka...

(Sawiro) Siyaasi Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo Gaalkacyo ku gaaray Safar Dhulka Ah

0

Siyaasiga Xisbiga Wadajir Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo kadib markii Safar dhulka ah uu kaga soo tagay Magaalada Hobyo.

Cabdi Raxmaan ayaa soo maray dhoor Deegaano oo ka tirsan Gobolka Mudug halkaasi uu kula kulmay bulshada qeebaheeda kaal duwan.

Siyasiga ayaa booqday Goobta ay ka socoto dhismaha wadada isku xirtay Gaalkacyo iyo Hobyo oo hada mareysa meel dhamaad ah waxana uu bogaadiyay shaqada gudiga Gob ee dhismaha wada.

Cabdi Raxmaan ayaa la filayaa in uu Gaalkacyo kula kulmo bulshada qeebaheeda kala duwan isagoo kala hadlidoona Xaalada siyaasada iyo mida hormarka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here