Home galmudug (Sawiro) Siyaasi C/Raxmaan Cabdi Shakuur oo gaaray Magaalada Hobyo kuna biiray Shirka...

(Sawiro) Siyaasi C/Raxmaan Cabdi Shakuur oo gaaray Magaalada Hobyo kuna biiray Shirka Socda

0

Garoonka diyaaradaha Hobyo waxaa maanta lagu soo dhaweeyay Siyaasi Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo kamid ah siyaasiyiinta ugu saameenta Badan Somaliya.

Siyaasiga ayaa ku biiray Shirka Hobyo ka socda ee beelaha Habargidir ku sameesanayaan Midnimo dhexdooda.

Cabdi Raxmaan ayaa soo dhaween kadib gaaray xaruunta uu ka socdo Shirka halkaasi oo lagu soo dhaweeyay waxana la filayaa in uu Khudbad ka jeediyo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here