Home galmudug (Sawiro) Beesha reer Xaaji Saleebaan oo 100 Neef ugu deeqday Shirka Hobyo...

(Sawiro) Beesha reer Xaaji Saleebaan oo 100 Neef ugu deeqday Shirka Hobyo ka socda

0

Beesha reer Xaaji Saleebaan oo kamid ah Beelaha habargidir ee ka qeyb galaya shirka Hobyo ayaa 100 Neef ugu deegay Shirkaasi oo dhoor cisho ka socdo Hobyo,

Beesha ayaa gudiga Shirka Hobyo ku wareejisay Neefkaasi oo loogu tala galay in martida shirka cunaan mudada shirka hobyo socondoono.

Munaasibada Neefkaasi loogu wareejiyay Gudiga waxaa ka hadlay Gudiga shirka iyo odayaasha Beesha kuwaasi oo ka hadlay muhiimada iyo garashada beesha.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here