Home wararka Dalka Maamulka Mudug24 oo idin leh Ciid Wanaagsan Guud ahaan Umada Somaliyed Munaasibada...

Maamulka Mudug24 oo idin leh Ciid Wanaagsan Guud ahaan Umada Somaliyed Munaasibada Ciidul Adxa

0

Maamulka, Howlwadeenada iyo Shaqaalaha Mudug24 waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan ummaddaha islaamka meel kastoo ay joogaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed taasoo ku aadan Munaasabada Ciidul adxaa.

Agaasimaha guud ahna Milkiilaha Warbaahinta Mudug24 Caydaruus Axmed Sahal ayaa ugu baaqaya shacabka Soomaaliyeed iney is cafiyaan farxada munaasabada ciida awgeed ayna isku naxariistaan si ay u helaan naxariista ALLE.

Caydaruus ayaa u rajeeyey dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan shucuubta islaamka meel kasta oo ay joogaan iney sanadkan kiisa kale ku gaaraan, guul horumar, nabad iyo Barwaaqo.

Mudug24 Sweden

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here