Home galmudug Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb oo lagu xiray Wariye Maxamed Cabdi Weli Tooxoow

Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb oo lagu xiray Wariye Maxamed Cabdi Weli Tooxoow

0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta halkaas lagu xiray mid ka mid ah weriyaasha ka howlgala Magaalada.

Ciidamo ku sugan magaalada ayaa la sheegay gelinkii dambe ee maanta in ay xabsiga u taxaabeen Maxamed Cabdi Weli Tooxoow oo wakiil wareed u ahaa Talafashinka Universal iyo mid ka mid ah Idacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Ilaa haatan lama oga u jeedada ka dambeysa xaraggiisa hase’ahaatee Suxufiyiinta ka howlvala deegaanada kala duwan ee maamuk gobaleedyada ayaa loo geystaa tacadiyo Kala duwan

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here