Home galmudug (Sawiro) Shanta beel ee Habargidir oo maanta isku Cafiyay Shirka Hobyo uga...

(Sawiro) Shanta beel ee Habargidir oo maanta isku Cafiyay Shirka Hobyo uga socda

0

Waxaa meel wanaagsa  maraya Shirka beelaha Habargidir uga socda Magaalada Hobyo kaasi oo looga Hadlayo Midnimada Beesha.

Shirka Maanta ayaana looga hadlay Iscafinta beelaha iyadoo shanta beel ee habargidir goobta isku cafiyeen.

Salaadiinta iyo Waxgaradka Beesha kulanka ka qeyb galay oo Khudbad ka jeediyay goobta ayaa codsaday in la cafiyo isla markana ay dhankooda Cafiyeen beelaha kale.

Ugu danbeyn shirka Beelaha Habargidir uga socda hobyo ayaa ah mid diirada lagu saarayo Qodobo dhoor ah waxana uu socondoonaa mudo dheer.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here