Home Wararka Maanta Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya oo Soo Saartay Go,aan Qaarar oo ku Wajahan Jamacadaha...

Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya oo Soo Saartay Go,aan Qaarar oo ku Wajahan Jamacadaha Dalka

0

Warsaxaafadeed  ay so Saartay Wasaarada Waxbarashada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Lagu Amray Jaamacadaha Dalka Soomaaliya inay Sanad kusoo Kordhiyaan Ardayda Cusub ee is diwaan Galainaysa.

Wasaaradda Waxbarashada waxa ay la wadaageysaa Bulshada Soomaaliyeed in Laga billaabo sannad-dugsiyeedka 2023/2024, dammaan ardayda doonaysa inay galaan tacliin jaamacadeed, waa in ay maraan hal sano oo waxbarasho asaasi ah (Foundation Year).

Maaddooyinka lagu dhigayo Sannadka Waxbarashada e asaasiga ah, waa in ay ka mid noqdaan: Afka Soomaaliga (oo ay ku jiraan suugaanta, dhaqanka yo taariikhda),.

Afafka Carabiga iyo Ingiriiska (ama luqadda u ardayga ku qaadan doono waxbarashadiisa jaamacadeed), Daraasaadka Islaamka (Fahamka guud iyo akhlaaqda Islaamka), Xirfadaha Habqoraalka Akadeemigga ah, Xirfadaha Xallinta khilaafaadka, Xiriirka Bulshada iyo Hab-fekerka Naqdineed (Critical Thinking).

Ad
Previous articleAxmed Madoobe oo Lacag Gudoonsiiyay Koox ay Hoogaaminaysay Deeqo Maxamed Cabdullaahi(Sawiro)
Next articleDowladda Federaalka oo shahaado ku xirtay badeecadaha lasoo galiyo dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed oo ku Farxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here