Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Kormeeray Garoonka Aadan Cadde una duulay Baraawe (Sawiro)

Ra’isul Wasaare Rooble oo Kormeeray Garoonka Aadan Cadde una duulay Baraawe (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, isagoo u kuur galay habsami u socodka howlaha garoonka.

kormeerkaan waxaa Ra”isul Wasaaraha ku wahlinayay Xubna ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Xilgaarsiinta.

Rooble Ayaa mid mid ula Kulmay Dhamaan Shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde waxuuna ku dhiiragaliyay in ay sii xoojiyaan Shaqada ay Qaranka u ahaan.

Ugu dambeyn Ra”isul Wasaaraha Dalka Ayaa u ambabaxay Magaala Xeebeedka Baraawe oo dhawaan Lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS.

Ad
Previous articleDegmada Guriceel oo laga dareemayo Barakac Xili Xiisad ay jiro
Next articleGaadiidlayda ka shaqeysa Goballada dhaxe iyo Banaadir oo Maanta Banaanbax Cabasha ah ka dhigay Muqdisho (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here