Home galmudug (Sawiro) Hobyo oo lagu soo dhaweeyay Cabdi Qeybdiid iyo Xildhibaan Fiqi oo...

(Sawiro) Hobyo oo lagu soo dhaweeyay Cabdi Qeybdiid iyo Xildhibaan Fiqi oo Wehliyaan Masuuliyiin kale

0

Magaalada Hobyo waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo masuuliyiin kale oo uu ku jira Xildhibaan Fiqi.

Masuuliyiinta oo kasoo baxay dhanka Magaalada Muqdisho waxaa Garoonka Hobyo ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo bulshada qeebaheeda kala duwan.

Wafdiga ayaa ku biiridoona Waxgaradka ku sugan Hobyo ee ka qeyb galaya shirka dhawaan halkaasi ka furmaya.

Lasoco wixii ku soo kordha

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here