Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug iyo Gudoomiye Gacanl oo Dhuusamareeb ku Soo Laabtay (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug iyo Gudoomiye Gacanl oo Dhuusamareeb ku Soo Laabtay (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye  Ayaa Maanta dib ugu Soo Laabtay Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb.

Safarka waxaa Madaxweynaha ku wehlinaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka  GalmudugDr Maxamed Nuur Gacal oo howlo shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Ku xigeenka mudane Cali Daahir Ciid iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Madaxweynaha iyo wafdigiisa.

Ad
Previous articleXubin Sare oo alshabaab ka Tirsanaa Oo kenya aad u Doondoonaysay ayaa Ugu Danbayn Laqabtay
Next articleCiidamada Daraawiishta Galmudug oo Howlgallo xoogan ka sameeyay Gobalka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here