Home galmudug Kulankii Odayaasha Cadaado iyo Gudiga dib u heshiisiinta oo soo dhamaaday Odayaasha...

Kulankii Odayaasha Cadaado iyo Gudiga dib u heshiisiinta oo soo dhamaaday Odayaasha oo diiday tagitaanka Dhuusomareeb

0

Magaalada Cadaado maanta waxaa ka socday kulan u dhaxeeya Odayaasha Galmudug ee Cadaado iyo Gudiga dib u heshiisiinta Galmudug.

Kukanka ayaa soo dhamaaday good ahaan waxana Odayaasha Cadaado ay diideen tagintaanka Magaalada Dhuusomareeb oo lagu Qabanayo Shirka dib u heshiisiinta.

Gudiga dib u heshiisiinta ayaa isku dayay in Odayaasha ka iibiyaan Qorshaha iyo Hadafka Shirka dhawaan la filayo lakin kuma aysan guuleysan.

Odayaasha Cadaado ayaa ku doodaya in Cadaado tahay Xaruunta Barlamaanka isla markana tahay in lagu qabto Doorashada.

Gudiga ayaa ugu danbeyn odayaasha u sheegay in go’aankaasi ay dib ugu celinayaan Madaxda Dowlada isla markana dib leeskugu soo laabandoono.

Mudug24 Cadaado

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here