Home galmudug Maxaad kala Socotaa Qodobada ay isku Hayaan Xasan Kheyre iyo Hogaamiyaasha Ahlu-suna

Maxaad kala Socotaa Qodobada ay isku Hayaan Xasan Kheyre iyo Hogaamiyaasha Ahlu-suna

0

Hogaamiyaasha Ahlu-suna ee ku biiray Maamulka Galmudug ayaa hada u muuqda kuwa siyaasad ahaan kasoo fogaanaya Dowlada Somaliya oo markii hore isku dhawaayeen.

Qodobo muhiim ah ayay isku hayaan labada dhinac ah kuwaasi oo aan heshiis laga gaarin wali waxana mudug24 u suuro gashay helitaanka

1 R/wasaare Khayre oo diiday inuu saxiixo in Ahlu Sunna 30 xildhibaan ku leedahay baarlamanka Galmudug

2 Khayre oo darajooyin ka hooseya u xiray ciidanka Ahlu Sunna darajooyin ay filayeen

Iyadoo la isku hayo labadan qodob iyo qodobo kale ayaa Ahlu Sunna tuhuntay in awooda lagala wareegayo islamarkaana looga baxayo balamihii hore

Maamulka Ahlu Sunna ayaa sidoo kale ka shakiyay in ciidamo maanta tagi rabay Dhuusamareeb ay damacsanaayeen inay qabtaan Macalin Maxamuud oo ah gudoomiyaha Ahlu Sunna taasi ayaa keentay in ciidanka Ahlu Sunna ay xiraan garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb.

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Dhuusomareeb

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here