Home galmudug Diyaarado Ciidan Siday oo Saaka loo diiday in ay ka Dagaan Galmudug...

Diyaarado Ciidan Siday oo Saaka loo diiday in ay ka Dagaan Galmudug oo Muqdisho ku laabtay

0

Waxaa Saaka Markii labaad Deegaanada Galmudug kasoo dagi rabay Labo diyaaradood kuwaasi oo siday ciidan Gooni ah oo dowlada ka amar qaata.

Diyaaradahan oo ahaa Labo diyaaradood ayaa siday ku dhawaad 100 Ciidan oo dhawaan Dowlada soo toobartay waxaana isku dayeen in ay ka dagaan Garoonka Diyaaradaha Cadaado taasi oo u suura galin.

Mudo Daqiiqado kooban oo hawada ku jirtay kadib ayay dib ugu laabteen Magaalada Muqdisho halkaasi oo markii hore kasoo Duuleen.

Dhanka kale Maamulka Galmudug ee Degmada Cadaado ayaana wali ka hadlin arinkan waana iskudaygii labaad oo Dowlada Ciidan ku keeneyso Galmudug sida Mudug24 xogta ku heshay.

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Cadaado

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here