Home Wararka caalamka Dhiig yari ka jirta Magaalooyin kamid ah Dalka Sweden

Dhiig yari ka jirta Magaalooyin kamid ah Dalka Sweden

0

Tiro badan oo dhiig ah ayaa looga baahanyahay Isbitaalada Dalka Sweden Waxana dhiiga badankiisa loo baahanyahay xiliga Dadka lagu sameenayo Qaliinka.

Sababta keentay dhiigyarida ayaana lagu sheegay in Sanadkan dadka aysan ka tagin dhiig badan xiliga ay aadeen Fasaxa dibada ah sida lagu shaaciyay webka lagu qoro qeybta bixinta dhiiga ee geblod.nu.

Sida aadka dhiiga looga baahanyahay waxaa kamid ah Caasimada Goteborg halkaasi oo ka dhaceen Weeraro mindiyo loo adeegsaday.

Dalka Sweden ayaa kamid ah Wadamada sida aadka looga ilaaliyo caafimaadka iyadoo Dowlada ay miisaaniyad balaaran ku bixiso dhanka Caafimaadka

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here