Home Wararka Maanta Dowladda oo Go’aamisay magac cusub oo loogu yeerayo Al Shabaab Digniina soo...

Dowladda oo Go’aamisay magac cusub oo loogu yeerayo Al Shabaab Digniina soo saartay

0

War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda awqaafta iyo diinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in la go’aamiyay in magaca kooxda Al Shabaab hadda kaddib loo isticmaalo Khawaarij.

Wasaaradda owqaafta ayaa sidoo kale uga digtay culimada Soomaaliyeed in ay tagaan goobaha ay joogaan Al Shabaab lan macaamilaan,waxa ayna wasaaradu xustay in dambi tahay la macaamilka Al Shabaab.

Waxaa sidoo kale wasaaradda owqaafta iyo arrimaha diinta ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan oo garab istaag u muujiyaan dagaalka looga soo horjeedo Al Shabaab ee ka socda gobolada dalka.

Ad
Previous articleGabar Somali ah oo ku dhimatay Shil Baabuur oo ka dhacay Oslo
Next articleWasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo Gaaray koonfurgalbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here