Home wararka Dalka (Dhageyso) Gudoomiye Tuulax oo ka Hadlay Qaraxa Muqdisho iyo Dhaawaca Soo gaaray...

(Dhageyso) Gudoomiye Tuulax oo ka Hadlay Qaraxa Muqdisho iyo Dhaawaca Soo gaaray Eng Yarisow inta uu la egyahay

0

Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka Benadir iney is dejiyaan.

Guddoomiye Tuulah waxa uu xaqiijiyey in Guddoomiyaha gobolka Benadir ahna Duqa magaalada Muqdisho uu nool yahay islamarkaana uusoo gaaray dhaawac fudud hadana ay dhaqaatiirta dabiibiyaan.

Sidoo kale Guddoomiye Tuulah waxa uu xaqiijiyey iney jiraan dhaawac so gaaray Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka qaarkood iyo Agaasimeyaasha dowladda hoose qaar ka tirsan.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in falkan Argigixisadu geysteen uusan joojin doonin shaqada ay shacabka u hayaan islamarkaana Shacabka looga baahan yahay iney isku duubni muujiyaan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here