Home galmudug Weerar Sababay Dhimasho Dad Rayid ah oo Xalay ka dhacay Deegaanka Qor-qoora...

Weerar Sababay Dhimasho Dad Rayid ah oo Xalay ka dhacay Deegaanka Qor-qoora Ee Bariga Gaalkacyo

0

Inta La xaqiijiyay 1Qof oo Rayid ah Ayaa dhintay kadib Markii Dabley Hubeysan ay Xalay Saq Dhexe Weerar ka Geystay Duleedka Deegaanka Qor-qoora oo Qiyaastii 30 Km Bariga kaga Beegan Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

“Maleeshiyaad Hubeysan oo kasoo Puntland ayaa Xalay soo weerary Qoysaska Reer Miyiga ah Reer Galmudug Meel aan aan ka fogayn Qor-qoora waxaa dhintay wiil dhalinyaro ah Waxaana xiisad Arintaassi ka dhalatay laga Dareemayaa Deegaanada dhacay Bariga gaalkacyo” Sidaasi Waxaa Mudug24 Online Usheegay Mid ka mid ah dadkii Goobjoogga u ahaa sida ay wax Uga dheceen Xalay Duleedka Deegaanka Qor-qoora Ee Bariga Gaalkacyo.

Wixii ku soo kordha lasoco

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here