Home Wararka Maanta Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo lakulmay Safiirka Soomaaliya Fadhiya Emaraadka Carabta

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo lakulmay Safiirka Soomaaliya Fadhiya Emaraadka Carabta

0

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta Maxamed Axmed Cusmaan.

waxaana uu uga mahadceliyay dowladda Imaaraadka Carabta garab istaagga ay u fidiyeen dadka Soomaaliyeed iyo gurmadka abaaraha.

Dhawaan ayaa Lafilayaa in Madaxda Maamul Giboleedyada Qaar usafraan Dalka Maaraadka Carabta Halka Qaar kalena aya AADI doonaan Dalaka Qatar.

Ad
Previous articleBarlamaanka Galmudug oo Maantay ay Ku Beegantahay Maalintii Ladoortay Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Ka Hadlay
Next articleDowlada Kenya oo Tilaabo ay Emaraadka uga aargoosanayso Qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here