Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Odayaasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa Laba Kursi oo La Shaaciyay Xili Doorashada...

Odayaasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa Laba Kursi oo La Shaaciyay Xili Doorashada jowhar Wali Jiitamayso

0

Guddiga Hirgalinta Doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Ergada dooraneysa labada kursi ee tirsigoodu yahay HoP024 iyo HoP106 kuwaa oo  lagu dooranayo magaalada Jowhar.

Doorashada labadan kursi ee la shaaciyay odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka e soo xulaya ayaa lagu wadaa in doorashadooda ka dhacdo magaalada Jowhar 14-ka bishan oo ku beegan maalinta khamiista.

Kuraastan doorashadooda la shaaciyay ayaa waxaa ku kala fadhiya HOP024 C/qaadir Caraboow Ibraahim oo mar kale u tartamaya iyo sidoo kale kursiga kale ay ku fadhisay Mina Xasan Shibis ee HOP106.

Ad
Previous articleDagaalka Ukraine: Waa kuma ninka Putin saaxiibka la ah ee gacanta lagu dhigay?
Next articleJubaland oo Qaramada Midoobay kala Hadashay Kuraasta Garbahaareey Taala

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here