Home Wararka Somaliya Galmudug Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo la Kulmay Dhaqanka Galmudug (Sawiro)

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo la Kulmay Dhaqanka Galmudug (Sawiro)

0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Galmudug ,

Kulanka ayaa laga hadlayo kaalintooda la xiriirta dib u heshiisiinta,Xasilinta deegaannada laga xoreeyo Alshabaab iyo ka feejignaanta dhagartooda is kahor keenista beelaha.

Ad
Previous articlewararkii ugu dambeeyey Ciidamo maalintii saddexaad xirtay waddooyinka Gaalkacyo
Next articleTaliyaha Xooga oo war ka soo saaray dagaalo Alshabaab Lagu qaaday (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here