Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Caawa soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb-galo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Caawa soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb-galo Shirka Doorashada (Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Adan Cabdulle ee Muqdisho ayadoo ay halkaas kusoo dhaweeyeen qaar ka mid ah Wasiirada XFS, xubno ka tirsan labada aqal ee BFS iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha ayaa Muqdishu soo gaaray kadib casuumaad kaga timid Ra’iisul Wasaaraha XFS ee Shirka Wadatashiga qaran oo lagu wado inuu barri si rasmi ah u furmo.

Ad
Previous articleMidowga Musharixiinta oo shuruud hor-dhigay Ra’iisul Wasaare Rooble
Next articleXukuumada Soomaaliya oo War ka sii saartay Qabsoomida Shirka Maanta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here