Home wararka Dalka (War hada Ah) Qarax ismiidaan ah oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

(War hada Ah) Qarax ismiidaan ah oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

0

Qarax Weyn ayaa laga Maqlay Gudaha Magaalada Kusmaayo Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland sidda ay  Risala u xaqiijyeen goobjoogayaal.

Qaraxa ayaa ka dhacay Hoteelka  loo yaqaan Cas Caseey iyo Maamuus oo ku dhow Aargada Magaalada Kismaayo.

Waxaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyabaaha Qarxa oo lagu dhuftay Iridda Hoteelka, waxaana xigay dagaal toos ah oo ay ku qaadeen Hoteelka Koox hubeysan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here