Home galmudug Shirweynaha Wadatashiga Beesha Sacad oo lasoo gaba gabeenayo goor dhow & war...

Shirweynaha Wadatashiga Beesha Sacad oo lasoo gaba gabeenayo goor dhow & war murtiyeed laga soo saarayo

0

Shirweynaha wadatashiga beesha Sacad ee ka socday Gaalkacyo ayaa maanta lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo.

Shirka oo ay ka Qeyb galayaan Waxgaradka iyo Aqoonyahana Beesha ayaa lagu wadaa in laga soo saaro war murtiyeed qodobada lagu heshiiyay.

Shirka ayaana u muuqda mid beesha ay isfahan weyn ka yeelatay Arimo badan oo horay u taagnaa.

Dhanka kale Raisul Wasaare Xasan Kheyre ayaa soo afjaray Safarkiisa Gaalkacyo waxana la filayaa in uu diyaarad uga baxo Magaalada.

Lasoco war-murtiyeedka

Mudug24 Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here