Home galmudug (Sawiro) Wafdi ka Kooban Haween Reer Canada ah oo booqday Goobta Dhismaha...

(Sawiro) Wafdi ka Kooban Haween Reer Canada ah oo booqday Goobta Dhismaha Wadada ka socoto

0

Wafdi ka kooban Jaaliyada Galmudug ee Canada una Badan Haween ayaa gaaray goobta ay ka socoto dhismaha wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo.

Xubnaha ayaa halkaasi u gaaray si ay dhiirogalin ugu sameeyaan Shaqaalaha wada dhismaha wadadaasi oo hada mareysa meel gabo gabo ah.

Haweenka Canada ka yimid waxaa hogaaminaya Marwo Faadumo Fiqi Ahmed Waxana Xubnaha la socdo kamid ah Amaal Ibraahim Yuusuf iyo Sagal Salim.

Haweekan ayaa inta ay joogeen goobta waxay dhankooda ka qeyb qaateen dhismaha socda.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here