Home galmudug Jaaliyada Galmudug ee Reer Ohio Columbus oo Sagootin u sameeyay Prof Abdulkadir...

Jaaliyada Galmudug ee Reer Ohio Columbus oo Sagootin u sameeyay Prof Abdulkadir Shirwac

0

Reer Ohio Columbus oo soo sagootiyay Guddoomiyaha GOB Prof Abdulkadir Mohamed Shirwa baryahaan socdaal ku marayey asaga iyo Gud.ku xigeenka GOB Mudane Mohamed Ahmed Urur Waqooyiga Amerika (USA & Canada).

Prof Shirwac ayaa kulamo la qaatay Jaaliyada Galmudug ee ku Nool Magaaladaasi waxana isla garteen Muhiimada Hormarka gudiga uu wado iyo caawin dheeraad ah oo la xiriirra dhismaha wadada.

Shirwac ayaa Jaaliyada uga Mahadceliyay soo dhaweynta balaaran ay u sameeyeen iyo Sida diyaarka ugu yihiin dhismaha wadada Gaalkacyo iyo Hobyo oo meel feecan mareysa.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here