Home Wararka Somaliya Galmudug Shirka Qorshaha Galmudug oo Maanta Lagu Soo Gaba gabeeyay Dhuusamareeb (Sawiro)

Shirka Qorshaha Galmudug oo Maanta Lagu Soo Gaba gabeeyay Dhuusamareeb (Sawiro)

0

Shir Maalmo ka soconayay Magalaada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Loogana Hadlayay Qorshaha iyo istiraatiijiyad Galmudug ayaa Maanta La Soo Gabagabeeyay.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowlad Goboleedka Galmudug Abdullahi Omar Aden (Zakiin) ayaa maanta kusoo xirray magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug Shir looga hadlayay mashruuca Qorshaha iyo wadatashiga horumarinta Dowladda Galmudug ( State Development Plan) .

 

Ujeedka Shirkaan Ayaa ahaa sida Loola  jaanqaadaya qorshaha guud ee horumarinta Qaranka Somalia, waxaana Ka qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo Galmudug ka Tirsan, waxaana sidoo kale Xaalada Fogaan araga ah uga qeyb galay Xubna ka Tirsan UNDP.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Uganda oo Sheegay in weeraro ka dhacay dalkisa Laga Soo abaabulayo Somaliya iyo Kenya
Next articleWasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Ka qeyb galay Shir ay yeesheen Golaha Nabada iyo Amniga Midowga Afrika

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here