Home galmudug (Akhriso) Puntland oo War kasoo saartay Doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland Digniina Raacisay

(Akhriso) Puntland oo War kasoo saartay Doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland Digniina Raacisay

0

Maamulka Puntlanad ayaa ka hadlay doorashooyinka la filayo in dhawaan ka dhacaan maamulada Jubbaland iyo Galmudug, waxa ayna dowlada federaalka uga digtay in feragaliso doorashooyinka ka dhacaya maamuladaasi.

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada arimaha Gudaha Puntland ayaa looga digay dowlada in ay faragaliso doorashooyinka, waxaana dowlada federaalka loogu baaqay in ay ixtiraamto dastuurka dalka iyo kan maamul goboleedyada u yaala.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Puntland

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here