Home galmudug (Sawiro) Gaalkacyo oo laga dareemayo soo dhaweynta Xasan Kheyre iyo Wafdigiisa

(Sawiro) Gaalkacyo oo laga dareemayo soo dhaweynta Xasan Kheyre iyo Wafdigiisa

0

Raisal wasaare Xasan Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa ku soo wajahan Magaalada Gaalkacyo oo laga dareemayo Qaban Waabada soo dhaweynta Wafdiga.

Qeebo kamid ah Magaalada ayaa lagu Xardhay boorar ay ku dhiganyihiin Hal ku dhigyo soo dhaweynta Raisal Wasaaraha oo la filayo in uu soo gaaro Magaalada.

Masuuliyiin Galmudug oo aan La xiriirnay ayaa mudug24 u sheegay in Wafdiga la filayo lakin Masheegin waqtiga uu wafdiga imaanayo iyadoo loo maleenayo maalinta Bari ah.

Xasan Kheyre ayaa la filayaa in uu kulan la qaato Masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo odayaashada Gobolka Mudug si uu ugala hadlo arimaha doorashooyinka.

Lasoco wixii ku soo kordha

Mudug24 Gaalkacyo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here