Home jubaland () Akhriso Maamulka Jubbland oo soo saaray Jadwalka Doorashada ee dhawaan dhaceysa

() Akhriso Maamulka Jubbland oo soo saaray Jadwalka Doorashada ee dhawaan dhaceysa

0

Guddiga doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka soo saaray jadwalka doorashada Madaxda Maamulkaas.

Waxaa Jadwalka la soo saaray lagu xusay in soo xulista xubnaha Baarlamaanka Jubbaland ay dhici doonto 16-ka July illaa 6-da bisha Agoosto ee soo fooda nagu soo heysa.

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ayuu guddigu sheegay iney dhici doonta 18-ka Agoosto.

Guddiga ayaan maalin rasmi ah u qabanin doorashada  Madaxweynaha Jubbaland, balse waxay qoraalkooda ku sheegeen iney dhici doonto inta u dhexeysa 24-30 bisha Agoosto.

Hoos ka akhriso qoraalka Guddiga

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here