Home galmudug (Sawiro) Shir Cadaado uga Furmay Caawa Odayaasha Beesha Reer Xaaji Saleemaan

(Sawiro) Shir Cadaado uga Furmay Caawa Odayaasha Beesha Reer Xaaji Saleemaan

0

Odayaasha Reer Xaaji Saleemaan ayaa Caawa Shir uga Furmay Magaalada Cadaado Shirka Waxana uu la xiriiraa Xaalada Siyaasadeed ee ka taagan Galmudug.

Shirka Waxaa Ka Qeyb galay Siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Reer Xaaji Saleemaan ee ku jira Barlamaanka Somaliya ee Labada Aqal.

Xog ay heleyso Mudug24 ayaa tilmaameysa in Kulanka uu yahay in Beesha diirada ku saareyso go’an mideysan oo la tagaan taalada Galmudug ee Khilaafka Hareeyay.

Dhanka Kale Magaalada Waxaa Ka Socda Kulamo kale oo Siyaasiyiinta Kaga Hadlayaan Sida loo gaari karo Xal Dhab Ah Oo ku aadan Doorashada La Filayo.

Mudug24 Cadaado

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here