Home Wararka maanta War Hada Ah Soo dhaweynta Wafdiga Rai’sul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo...

War Hada Ah Soo dhaweynta Wafdiga Rai’sul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka socota Magaalada Cadaado

0

Magaalada Cadaado ee Galmudug waxaa ka socota Qaban qaabadii u danbeesay ee soo dhaweynta raisal Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Kheyre ayaa safar dhulka ah uga soo baxay Dhanka magaalada Dhuusomareeb waxana la filayaa in uu la kulmo madaxda Galmudug kadib markii Garabka Ahlu-suna ay soo wada qaateen kulamo gooni ah.

Kheyre ayaa la filayaa in uu Cadaado kulamo kulmo Madaxda Galmudug iyo sidoo kale Xildhibaanada ku sugan Cadaado kuwaasi oo fakar ahaan tageersaneen sida wax u socdaan.

Dhanka kale Cadaado waxaa soo gaaray wafuud kala duwan kuwaasi oo doonaya in ay qeyb ka noqdaan Xaalada Galmudug iyo Khilaafka jira.

Mudug24 Cadaado

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here