Home galmudug Rai’sal Wasaare Xasan Kheyre oo Dalbay Xildhibaanada iyo Wasiirada ku sugan Cadaado

Rai’sal Wasaare Xasan Kheyre oo Dalbay Xildhibaanada iyo Wasiirada ku sugan Cadaado

0

Sida muuqata Ahlu-suna iyo Dowlada Somaliya ayaa markale dhexdooda ka tafantahay marka la eego maqaanka iyo awood qeybsiga Galmudug ee ku aadan Doorashada la filayo.

inkastoo Galmudug awood ahaan loo qeybsado qabaa’ilka dhulka dagan Hadana Maamulka Ahlu-suna iyo Xasan kheyre hordhigay in ay helaan awood dheeri ah.

Warar laga helayo Dhuusomareeb ayaa sheegaya in Raisal wasaaraha uu dalbaday Xildhibaanada iyo Wasiirada ku sugan Cadaado si ay Arintaan ula qeyb sadaan kana dhiibtaan fakarkooda.

Ahlu-suna Ayaa dooneyso sharuudo adag oo ay kamid yihiin Xildhibaano dheeri ah Ciidankooda oo gooni loola macaamilo iyo sidoo kale in Dowlada laga siiyo Jagooyin.

Lama oga sida uu ku danbeenayo isfahanka labada dhinac madama leesku hayo qodobo adag oo Ahlu-suna dooneysay xiligii Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Cadaado

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here