Home galmudug (Daawo Sawirada) Madaxweyne Xaaf oo gaaray Cadaado isagoo Madaxtooyada Galmudug kula kulmay...

(Daawo Sawirada) Madaxweyne Xaaf oo gaaray Cadaado isagoo Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Xildhibaano

0

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha GAlmudug Xaaf ayaa ugu danbeyn gaaray Magaalada Cadaado ee Xaruunta Barlamaanka Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa gaaray Xaruunta Madaxtooyada Galmudug Halkaasi oo la filayo in uu joogo maalmaha soo socda Waxana Xaruunta ku booqday Xubnihii Barlamaanka ee ka Socday Dowlada Federaalka.

Madxweyne Xaaf oo u gudbi lahaa dhanka Gaalkacyo ayaa la filayaa in uu joogo Cadaado halkaasi oo la filayo in uu kasii wado Qorshihiisa Galmudug.

Xubnaha Barlamanka iyo Siyaasiyiin kale ayaa la filayaa in ay Gaaraan Gaalkacyo halkaasi oo la filayo in Madaxweynaha uu kulamo kula qaato.

Wixii ku soo kordha lasoco

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here