Home galmudug War Hada Ah Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo soo gaaray caasimada...

War Hada Ah Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo soo gaaray caasimada Dhuusomareeb

0

Raisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi Balaaran uu Hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusomareeb.

Wafdiga Xasan Cali Kheyre ayaa ka kooban Wasiiro iyo Xildhibaano waxaana la filayaa in ay La Kulmaan Maamulka Ahlu-suna ee ka Arimiya Deegaanka.

Kheyre ayaa la filayaa in Xubnaha Ahlu-suna uu kala Hadlo Khilaafka Jira iyo Sida loo qaban Karo Doorashada Galmudug ee dhawaan dhaceysa.

Mudug24 Dhuusomareeb

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here