Home Wararka Maanta Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaaya in madaxweynihii Hore ee Galmudug Xaaf Hargaysa...

Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaaya in madaxweynihii Hore ee Galmudug Xaaf Hargaysa Lagu Xiray?

0

Fake News.

Waxaa Been abuur ah Wararka Sheegaya In Madaxweynihii Hore ee Galmudug Ahmed Du:ale Gelle lagu Xiray Hargaysa.

Wafdiga Madaxweynaha Oo Saaka kabaxay Muqdisho ayaa Sinabad ah Ku Gaaray Hargaysa.

Waxaa xiriir lasameeyay Xubno ka mid ah wafdiga, waxayna Ii sheegeen inay Joogaan Hotel ay ka dageen Caasimadda Somalilad ee Hargaysa, iyado ujeedka xaaf halkaa utagey yahay arimo ganacsi oo uu si joogta ah halkaa ugu safro marar badan.

 

Ad
Previous articleWasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo liiska Argagixisada Ka Saaray ONLF dhiibistii Qalbi Dhagaxna Ka Hadlay
Next articleDeg deg Gudoomiye Goordhawayd Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here