Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku xigeenka galmudug oo Dhuusamreeb Kula Kulmay Wafdi ka socda Qaramada...

Madaxweyne Ku xigeenka galmudug oo Dhuusamreeb Kula Kulmay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey (Sawiro)

0

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi Ka Socday Hay’adaha Qaramada Madoobey.

Wafdigaan Qaramada Midoobey ka socday ayaa arrimo shaqo u yimid Caasimada Galmudug ee Dhuusomareb, waxaana ku soo dhaweeyay Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug.

Soo dhaweyn ka dib Wafdiga ayaa Loo galbiyay Madaxtooyada galmudug waxayna Kulan la qaateen Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug Cali Ciid, waxayna iska xog waraysteen Arima deegaanada Galmudug ka jira iyo Doorashada.

Ad
Previous articleMusharaxiinta oo Ra’isul Wasaaraha Somaliya u gudbiyay Codsi cajiib ah
Next articleWeriye Lagu xiray Galgaduud oo Goor dhaw Xabsiga Laga sii daayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here