Home Wararka Somaliya Dowladda Soomaaliya oo Golaha Amaanka u sheegtay in Puntland iyo Jubbaland ay...

Dowladda Soomaaliya oo Golaha Amaanka u sheegtay in Puntland iyo Jubbaland ay caqabadyihiin

0

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Max’ed Abdirisaak oo ka hadlayay Fadhiga golaha Amniga ee QM ayaa ku eedeeyey Madaxda Puntland iyo Jubbaland in ay caqabad ku yihiin qabsoomida doorashooyinka dalka.

Wasiirka ayaa sheegay in Is afgaradkii u dambeeyey ee Baydhabo ilaa Heshiiskii 17-kii Sep ee Dhuusa-Mareeb ay caqabad cusub marba.

“Waa wax laga xumaado , Labada hogaamiye ee Puntland iyo Jubbaland ayaa wali caqabad joogta ah ku ah dhameystirka heshiiska, waxay markale diideen inay ka qeybgalaan kulanka iyagoo markale doortey inay madax-furasho Uheystaan rabitaanka shacabka” ayuu yiri.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Puntland Deni oo la kulmay wakiilo ka socda beesha Caalamk
Next articleWakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo Khudbad Xasaasi ah ka jeediyay Shirkii Golaha Amaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here